الأربعاء، 5 فبراير 2014

Libya oo hubkeedi Kiimikada ka takhalustay &

buraannews


    Wasaarada arimaha dibada dalka Libya ayaa sheegtay in Libya hada ay ka nabdoontahay madaxyada hubka kiimikada kadib marki ay iskaashi kala sameysay wadamo ay ku jiraan Mareykanka iyo Canada.

Wasiirka arimaha dibada dalkaasi ayaa saxafiyiinta u sheegay in talaabadaan ay tahay mid ay ku doonayaan in dalkaasi uu noqdo wadan ka madax banana heesashada hubka kiimikada.

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق